Football sports
Waxa uu kulan xiiso leh dhaxmari doona
Kooxaha Liverpool iyo
Man City kulan ka tirsan horyaalka Premier League,
Labada kooxood ayaa ka mid ah
Kooxaha ugu fiican Premier League
Xilli ciyaareedka iyago oo ku jira
Kaalinta 1-aad lyo 2-aad.
Man City oo hogaaminaysa horyaalka ayaa
Man City oo hogaaminaysa horyaalka ayaa
Hal dhibic ka dambaysa kooxda. Liverpool Kulan ka
Dhici doonta garoonka Etienne stadium.
Labada kooxood ayaa ku baheysan xiddigaha Ugu fiican horyaalka

Premier League iyago oo soo bandhigey qaab Ciyaadedka cajiibka ah
Ka hor kulankooda waxa la soo saarey
Ka hor kulankooda waxa la soo saarey
Shaxda isku
Dhafka ah ee labada kooxood iyada oo la Qiimeynayo qaab ciyaareedka
Xiddigaha.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigahUgu badan iyaga
Oo ku leh 7 xiddig halka ay Liverpool shaxda ku leedahey 4 xiddig
WARBIXINADA CIYAARA KA CUSUB ILAA IYO DHAMAADKA
Glen Johnson Oo Ka Hadley Hadii Ay Liverpool U
Dhaqaaqayso Saxiixa ?
Dhaqaaqayso Saxiixa ?
Xidigii hore ee England Glen Johnson
Ayaa aaminsanay in weeraryahanka Paris Sait-Germain Kylian Mbappe uu u
Dhaqaaqi karo Liverpool..
Sida lagu soo xigtey xiddiga reer England. Kooxda reer England uma badna in ay qarash Gareyso lacagta intaa le eg ,
Waxa had iyo jeer ahaayeen kuwo qorsho leh Marka la eegayo xulashada
Xiddigaha iyadoo lagu saleynayo xogta iyo Tirakoobka, iyo si daacad ah had iyo jeer way u Guulaysteen.. ayuu yidhi .
Wuxuu intaas ku darey uma maleynayo in Qaabkodu uu yahay inay lacag intaas le'eg ku
Qorashgareyaan Mbappe, laakin dabcan waxaan jaclaan lahaa inaan aragno iyago oo Sidaas sameynaya
Si kastaba ha ahaatee. waxay iila muuqata in Tallaabadan aysan sameyn doonin "
Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri :
"Mbappe ma ku Haboon yahay qaab Ciyaareedka Klopp kaas oo ku tiirsan Cadaaasika sare PSG ma ahayn koox ciyaarta Qaab ciyaareed cadaadis ah ,
laakin hadii ay Liverpool dooneyso in ay la Wareegto Mbappe way Sameyn karta kooxda"
Wuxuu kusoo gaba gabeeyay" Haddii aad rabto Inaad ka hoos ciyaarto hogaanka Klopp waa Inaad diyaar u noqotaa inaad caawiso kooxda Oo aad si adag u shaqeyso. sidaas darteeda waxaan u maleynayaa in Mbappe uu ku

Aqbali doona
Shuruudahan"
WARBIXINADA CIYAARA KA CUSUB ILAA IYO DHAMAADKA
Man City oo Isha Ku Haysa Rikoorka Taariikhdi Ah Kulanka Liverpool?
Manchester city ayaa Doonaysa in ay soo bar-Barayso rikoorkii guulaha Abid ee kooxaha Heerka Kowaad ee ingiriiska marka
Ay Liverpool ku soo Dhawaynayso Etihad
Stadium
Sabtida kulan ka tirsan Premier League.
Citizens ayaa laga joojiyay 5 Guul oo xidhiidh Ah Tartamada oo dhan markii ay Bar-baro 4/4 Ah la gashey Kooxda chelsea kulan ka Dhacey Stamford Bridge
Kulankoodi ugu dambeeyay ka hor ciyaaraha Caalamiga.
Kooxda Pep Guardiola ayaa ku Jirta kaalinta 1-Aad ee Premier League
Iyaga oo hal dhibic ka dambeeya kooxaha Liverpool Iyo Arsenal waxana
Ay aaminsan yihiin fursadooda kulanka Sabtida.
Tan ilaa markii ay bar-baro 1/1 ah la galeen Everton Bilowgii sanadka 2023
Manchester city ayaa badisey Mid kasta oo ka Mid ah 23-d Kulan ee ugu dambeeyay ee ay Garoonkooda ku ciyaaren Tartamada oo dhan .
Waxa ay badiyeen 15 kulan oo Premier League. Ah halka ay 5 Kale oo Champions League ah Ku Badiyeen garoonkooda..
Rikoorkii ayaa ah midka igu badan ee ay Dhaliyo koox Premier League ah taariikhda Waxana ay dhaafeen 20 kulan Oo ay dhigtay Man City 2011
Kooxda Pep Guardiola ayaa noqtey kooxda ugu Guulaha badan taariikhda Premier League Garoonkooda markii Ay ugu badiyeen kooxda Bournemouth markii ay ka Badiyeen bilowgi Bishan Iyaga oo kabadiyeen 15 Kulan..
Man City ayaa mar kale isku Qoreysa taariikhda Hadii ay ka Badiyaan Liverpool waxana Ay bar-Barayn doonaaan Rikoodhka koox ka dhigtay Guulaha Premier League..
Xilli ciyaareedkaan

Ciyaaraha Malin laha Kala Soca Malin Kasta
0 Comments